Siyaasi caan ah oo dhaliilay sharciga doorashooyinka ee loo qeybiyey labada Aqal

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhoweyn iyo dhaliilaba iskugu daray sharciga doorashooyinka Qaranka ee maanta loo qeybiyey labada aqal ee baarlamanka Somalia. Hoos ka akhriso qoraal uu soo dhigay baraha bulshada oo uu ku faahfaahinayo qodobada uu dhaliilsan yahay:- Waxaan si guud u soo dhaweynayaa qabyo qoraalka wax ka badalka … Continue reading Siyaasi caan ah oo dhaliilay sharciga doorashooyinka ee loo qeybiyey labada Aqal